Dhul iyo Dadba Xaaluf baa Inagu Dhacay: Abaaraha Fanka iyo Deegaanka oo is Helay.

”Leef oo ha liqinbaa Lurka ii hor-seeddaye Laabtaydaneey! Lululka iga daa!” Ereyadii Abwaan Xasan Sheekh Muumin; Naaxiyaddii C/kariim Faarax Qaarey ”Jiir”; Codkii Hibo Maxamed Hoddoon ”Nuura” Waxaa galabta goor dambe WhatsAppka waxaa iigu soo dhacay fariin. Markii aan furay waxaa ii baxay muuqaal indhahayga si walba u soo jiitay. Waxaa dhegtayda ku dhacay cod nadiif … Continue reading Dhul iyo Dadba Xaaluf baa Inagu Dhacay: Abaaraha Fanka iyo Deegaanka oo is Helay.